Madaxweyne Farmaajo oo la sheegay in wali uusan ka quusan mudo kororsi

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir sidoo kale ah Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo in uu wado qalalaase siyaasadeed. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ka warhayo in uusan ku guuleesan doonin doorasho xalaal sidaa darteed uu bilaabay qalalaase isaga oo wali ku haminaya mudo kororsi sida … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo la sheegay in wali uusan ka quusan mudo kororsi